Hargeysa: Wasiirka Arrrimaha Guddaha Oo Ka Hadlay Xadhiga Gabdho Ka Yimi Qurbaha Iyo Cabashada Waalidiintooda

0
51

HARGEYSA- Waalidiinta dhalay 20 Gabdho wax ka baranayay Dugsiyada Boodhin ah oo la sheegay in ciidamada amaanku ay xidheen Gabdhahan oo ka yimi qurbaha gaar ahaan wadamada iskaandaneefiyanka.

Wasiirka arrimaha guddaha Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon) oo warbaahintu wax ka weydiisay arrintan ayaa faah-faahin ka bixiyay kulan ay Xukuumadd ahaan la yeesheen Waalidiintan dhalay Hablahan oo cabasho ula yimi.

Halkan ka daawo.

Gudgude news.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here