Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Kulan La Sheegay Inuu Dhex-maray Muuse Biixi Iyo Farmaajo

0
50

HARGEYSA- Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel), ayaa maanta warbaahintu wax ka weydiisay inuu jiro kulan magaalada Addi-Ababa ee dalka Itoobiya ku dhex maray Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ahna musharraxa Madaxweynaha ee xisbiga Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, waxaanu sheegay in aanu jirin wax kulan ah oo ay labadan masuul yeesheen.

 

Jamaac Shabeel waxa kale oo uu sheegay in Guddoomiye Muuse Biixi safar khaas ah ku joogo Addis-Ababa.

Halkan ka daawo faah-faahinta warkan.

Gudgude news.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here