Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Saaxil Oo Si Adag Uga Hadlay Xaaladda Ka Taagan Dekeda Berbera

0
29

(Gudgude) Masuuliyiinta xisbiga WADDANI ee gobolka Saaxil ayaa waxay ka hadleen xaaladda cakiran ee ka taagan dekeda magaalada Berbera oo sababtay inay hakad gasho shaqadii dekedu.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan.

 

Gudgude.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here