Shacabka Salaxlay Oo Soo Dhaweyn Balaadhan Ku Qaabilay Wefti Uu Hoggaminayay Musharrax Cabdiraxmaan Cirro

0
30

(Gudgude) Wefti Balaadhan oo uu hoggaaminaayo musharraxa Madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirrro) , ayaa  maanta safar ugu baxay magaalada Salaxlay halkaas oo xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey 7 Xildhibaan oo ku soo biiray xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.

Bulshada ku dhaqan degmada Salaxlay ayaa markii Waftigii Musharax Ciro hogaaminaayey Gaadhey magaalada Salaxlay waxaa ay ku qaabileen soo dhaweyntii ugu balaadhneyd isla markaana Dhoolatus u muuqatay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Gudgude.com

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here