“Waxaan Codadka Ugu Badan Ka Heli -doona Gobalada Awdal Iyo Gabilay , Martina Kuma Ahi” Mushararx Cirro

0
34

(Gudgude) Musharraxa Madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Ciro, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa uu u jeediyey kumanaan qof oo reer Salaxlay ah

Musharax Cirro waxa kale oo uu ka hadlay socdaalkii dhawaan Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminaayey ay ku tageen gobalada Galbeedka Somaliland .

Cabdiraxmaan Ciro waxa uu sheegay in uu rajo weyn ka qabo in uu codadka ugu badan ka heli doono gobalada Awdal Iyo Gabilay , isla markaana waxaa uu gaashanka ku dhuftey hadal uu sheegay in uu ka soo baxay Muj Muuse biixi oo sheegayey in xisbiyada kale Marti ku yahiin gobalada Galbeed

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

Gudgude.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here