“Gabilay Cidna Uma Xidhna” Siyaasi Abiib Timacad

0
50

(Gudgude) Wasiirkii hore ee Warshadaha Somaliland Abiib Diiriye Nuur (Abiib-timacad) oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa sheegay in deegaanka Gabiley aanu ahayn meel u xidhan siyaasiyiin hayb ahaan ka soo jeeda deegaanadaasi.

Halkana ka daawo.

Gudgude news.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here