Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Oo Balan-qaadayo Culus Ugu Bushareeyay Shacbiga Gabiley

0
38

(Gudgude) Musharraxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo wefti uu hoggaaminayo oo maanta socdaal ku tagay magaalada Gabiley, ayaa soo dhaweyn balaadhan kala kulmay shacbiga ku dhaqan magaalada Gabiley, waxaanu Musharraxa Cirro reer Gabiley u jeediyay khudbad nuxurkeedu ku taxaluuqo haddii uu tallada Somaliland ku guulaysto inuu waxyaaabo badan uu qaban-doono oo ay ka mid tahay Gobolnimada Gabiley oo uu sheegay inuu ku dhawaaqi-doono.

 

Halkan ka daawo faah-faahinta warkan.

Gudgude news.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here