Nuxurka Kulan Dhex-maray Guddida Doorashooyinka Iyo Culimo Awdiinka Iyo Qodobada La Isku Af-gartay

0
38

(Gudgude) Kulankan ay wada yeesheen xubnaha Guddida doorashooyinka Somaliland iyo Culimo Aw-diinka waxa la iskula qaatay in la iska kaashado waxyaabaha carqalada ku keenaya doorashada.

Guddoomiyaha Guddida doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan Warsame iyo xubno ka mid ah guddida doorashooyinka ayaa faah-faahiyay ujeedada kulankan ay la yeesheen Culimo Aw-diinka.

Sidoo kale Sheekh Maxamed Aadan iyo Sheekh Maxamed Macalin Cabdi  Carab oo u hadlay Culimada ayaa Guddida doorashooyinka u soo jeediyay inay si cadaalada ah uga gar-naqaan masuuliyada loo igmaday.

Halkan ka daawo faah-faahinta Warkan.

Gudgude news.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here