Wasaaradda Duulista Iyo Hawadda Somaliland Oo Ka Hadashay In Madaxweynaha Galmudug Lagu Xanibay Madaarka Hargeysa

0
29

(Gudgude) Agaasimaha guud ee wasaaradda duulista iyo hawada Somaliland ayaa markii u horaysay ka hadlay in Madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa lagu xanibay Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaale (Xaaf),waxaanu  jawaab  ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Madaxwaynaha maamulkaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan.

Gudgude news.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here