“Xirsi-baa Qabyaalad Kula Joogo Lahaa Adeerkii, Haddii La Doonayo” Ismaaciil-yare

0
29

(Gudgude) Wasiirkii hore ee arrimaha guddaha Xukuumaddii Daahir Rayaale Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaacll-yare) oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI,  ayaa sheegay in siyaasiyiin ay ka mid yihiin Wasiirradii hore ee madaxtooyada iyo arrimaha dibada Maxamed Biixi Yoonis iyo Xirsi Cali X. Xasan ay mawqifkooda siyasaadeed ka door-bideen inay xisbiga WADDANI, waxaanu tilmaamay haddii nimaad qabiil qof lagu raaci lahaa uu Xirsi Cali X. Xasan ku raaci lahaa Madaxweyne Siilaanyo oo uu sheegay inay isku beel yihiin.

HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH-FAAHSAN.

Gudgude news.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here