Daawo:Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Ee Cusub Oo Kulan La Qaatay Shaqaalaha Wasaaraddaasi.

0
681

Hargeysa(Gudgude):Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Ee Cusub Ayaa Kulan La Qaatay Shaqaalaha Wasaaraddaasi.

kulankan ayaana ahaa mid is barasho iyo is xog waraysi ahaa, waxaanay shaqaaluhu soo dhoweeyeen wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed , iyada oo laysla meel dhigay habka shaqo ee wasaaraddaasi iyo sii dar dar gelinteeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here