Saddex Siyaasi oo Laga Saaray Xisbul-xaakimka KULMIYE

0
307

Hargeysa(Gudgude)- Xisbiga talada haya ee KULMIYE ayaa maanta xilalkii xubinimada Golaha dhexe iyo tii xisbigaba ka saaray saddex siyaasi oo ay sheegeen inay ku xadgudbeen Xeerka xisbigaas u yaalla.

Sidaasna waxa lagu sheegay War-saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee KULMIYE Axmed Cabdi Xuseen, waxaanu war-saxaafadeedkaasi u dhignaa sidan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here